Duration 1:25:7

Dagaalka Culus Somaliland Ka Socdo & Garxajis Waa Iscasilada Muuse Hadi Kale Xabada Lagu Dhibcinaya

1 021 watched
0
341
Published 3 Aug 2023

#Somalia_Hanoolaato_TV,#Puntland ,#xasan_sheekh,#Laascaanood,#ssc_khaatumo,#somaliland Qoysas ay tiradoodu kor u dhaafayso saddex boqol oo qoys ayaa ka barakacay deegaanadda Go’da wayn, Diri-maraa iyo nawaaxiga buurta Gacan-libaax halkaas oo ay ka taagan tahayXiisad dagaal oo u dhexeysa Ciidamada Soomaaliland iyo kooxo Maleshiyaad ah oo isku aruursaday buurta gacan libaax kuwaas oo halkaas ugaa dhaawaqy in ay yihiin jabhad ka soo horjeeda Xukuumada Soomaliland. Deegaannada Xiisad Colaadeed ay ka jirto ayaa waxaa maalmihii dambe isku hor-fadhiyay rag hubaysan oo sheegay in ay la dagaalamayaan Xukuuamdda Soomaaliland . Dadka deegaannadaas ku haray oo aan barakicin ayaa walwal culus ka qaba in saacadkasta dagaal ka dhici karo agtooda, halisna ay geli karto noloshooda. Xukuumadda Soomaaliland ayaa loogu baaqay in ay wada hadal la gasho kooxdaas iyadoo isku dayo ay sameeyeen xildhibaano ka tirsan Golaha wakiilada Soomaaliland iyo Salaadiin si ay xal uga gaaran xiisada ka taagan buurta gacan libaax balse aysan u suurta gelin.

Category

Show more

Comments - 4