Duration 10:00

QAMAR SUGANI OO JACEYL CUSUB KEENSADAY & CABDI DHAANTO DHIBKA MAREKAN KA QABSADAY

28 046 watched
0
781
Published 28 Jul 2023

Category

Show more

Comments - 32
  • @
    @Umurayaan27710 months ago Asxaabata iso booqda sharuuda wali magaarin. 3
  • @
    @halimoab122110 months ago Mareykan sharci laan hada ku gashid nolol ma yeelaneysid sharci laan no guri no shaqo no lacag no cunto lkn somalida wx ma maqlaan. 7
  • @
    @MohamedBuskutOfficial10 months ago Mareekan hada u tahribeysid jeebkaaga ku tasho like & subscribe saar welcome thanks. 6
  • @
    @cawocalicawodheman493810 months ago Qamar soogaani naagaha kala bedel jacaylba ma qoro ninkan kkk. 4
  • @
    @proudcitizen488310 months ago Maxamedow guurkuwaa jacayl ee iskaguurso maaha.
  • @
    @walalkaaceebtiisaastur10 months ago Dhibaatada uu kahadlaayo dhaanto king ck iyo ayuub kaarlo makujiraan sodaas miyuki kawadaa?
  • @
    @MarwoA-pz5xm10 months ago Warya maxamed hablaha miyaa lagu dan gaara bax.
  • @
    @abdelrahimabdalla330910 months ago Mida kowaad qofka waa inu adresse heysto tan labaad qofka marekanka galaayo waa inu lacag fiican wata u yaraan 15, 0 $ dollar tan sadaxaad waa inu loyer . ...Expand 2
  • @
    @Bamboo203410 months ago Dalka america maxad sharci daro ugu soo gashay markii hore. Maxaa kaa soo horeeyey nacasoo. 1
  • @
    @saadiyaibrahim183210 months ago Maxamed malaga yaaba inaad mareekanka u tahriibto? 2
  • @
    @ayaanismail551610 months ago Naagaha marakan joogaa waxay raadiyan. Nin lacag. Leh ayaa la yidhi.
  • @
    @fatimahobsiye211910 months ago Dadku ma afjarmal bey ku hadlayan. Afsomali bey ku hadlaya ee ka amuu aan dhagaysana.
  • @
    @MAJEERTEEN.10 months ago Waa beentaa gabdha qamar la sawiran waa rayaan walaashed.
  • @
    @mohamedisak482710 months ago Marekan aniga usocda warkiisa wa been cabdi dhaanto wa xaasid nooms
    ogola ina imaano.
    1
  • @
    @aishamohamed360010 months ago Yurup singal mother ka joogo waa baahhan yihiin lkn america singal mother darada joogo waa dhargan yihhin waa iskala weyn yihhin soo xaroow faarax.
  • @
    @muunamahamed614010 months ago Qamar sugani wan taafeera laakin haday run tahay waxan leyahay qamarow gabdhaha ma buug baad ka qoraysa waa haday run tahaye.
  • @
    @zoyaquruux146610 months ago Gabdhan waba rayan inta tagan maxa qaldan war rer america sogaltoy no calacal plz qpf 15 iyo kabad erup lugu kenay hada americ utarahib jiran who cares isku tashda.
  • @
    @alijama340110 months ago Maraykan riwaayad iyo nacnac kama shaqayso. Ta kale maraykan ninkan nooga waramayaa. Adeer soomaalidu. 100 sano ka badan ayay joogeen ee ma waalantiin . ...Expand